Daawo : Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbada Salaaddii Jimcaha kadib, Masaajidka Madaxtooyada ka hadlay .

Xasan Sheekh Oo Somalia U Kaxeeyay Deyn cafinta, Ku biirista EAC Iyo Qaadista Cunaqabatayn hubka ay壯陽藥 aa muujiyay In uu Xoogga Saarayo Dhameystirka dastuurka

Madaxweynaha Somalia ayaa sheegay in Fursadaha Dowladnimada aysan marna noqon karin kuwo dabar ugu xiran Iyadoo ay jiraan kooxo kicinaya dabeyl siyaasadeed oo xambaarsan dib u harsanaan kadib dib u dhac 5 sano ah oo uu dalku arkay intii lagu jiray maamulkii farmaajo

“Looma dhama ,La ilama tashan Iyo Reer hebel baa wax la cararaya,mahan kuwo is hortaagi kara in uu dalku horey u socdo” Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sidaas yiri”Jimcihii maanta

Madaxweynaha Somalia Dr: Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jimcaha kadib la hadlay dadka Soomaaliyeed ayaa soo hadal qaaday sida ay uga go,an tahay dadaalka ay DFS ugu jirto dhameystirka dastuurka, ka xoreeynta dalka khawaarijta alshabaab iyo horumaradii dhawaan uu dalku gaaray,

Leave a Reply