Daawo: Madaxweyne Xasan Oo Ka Hadlay Hirgelinta qorshaha Dimuquraadiyeynta iyo hanaanka doorashooyinka dalka

Muqdisho” 9- July-2024″ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Jimacaha kaga hadlay dardargalinta dagaalka Khawaarijta looga ciribtirayo deegaannada kooban ee ay kaga harsan yihiin dalka, kororka dhaqaalaha iyo hirgelintahirgelinta qorshaha Dimuquraadiyeynta iyo hanaanka doorashooyinka dalka.