Daawo: Madaxweyne Xasan oo ka hadlay muhiimada aqoonsiga uu u leeyahay kobcinta amniga,

16- September-2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta qaatay kaarka Aqoonsiga daweynaha ayaa ka hadlay muhiimada aqoonsiga uu u leeyahay kobcinta amniga, sare u qaadida maamul wanaaga dowliga ah iyo ganacsiga.

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo weli ku sugan caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa soo duubay muuqaal cusub, isaga oo dalab culus u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa oo maanta qaatay kaarka Aqoonsiga daweynaha ayaa ka hadlay muhiimada uu aqoonsigan u leeyahay guud ahaan dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan kobcinta amniga, sare u qaadida maamul wanaaga壯陽藥 dowliga ah iyo ganacsiga.

Waxa uu sheegay in kaarkan uu miihiimad u leeyahay qof kasta oo Soomaali ah, sidoo kale uu door weyn ka qaadanyo sugidda amniga dalka oo dhan.

Leave a Reply