Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa caawa khudbad uu ka jeediyay magaalada Baydhabo kaga hadlay..

17″ March “2023

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa khudbad ka jeediyay magaalada Baydhabo ayaa soo hadal qaaday dadaalka loogu jiro dowlad dhiska,abuurista fursad ganacsi ,dagaalka looga cirib tirayo Khawaarijta shabaab iyo xaalada Laascaanood

Madaxweynuhu waxa uu xusay muhiimada ay leeyahay ka mid noqoshada #Somalia suuqa dhaqaalaha Bariga Afrika Isaga oo is-dul-taagay faa,iidooyin badan ooy ugu horeeyso Abuuritaanka fursaddo ganacsi oo kobciya dhaqaalaha Soomaaliya.

Leave a Reply