Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh oo jeediyay khudbada Ciida ayaa la hadlay Dadka Soomaaliyeed

<犀利士 p>9-April-2024-Muqdisho

“Maddaxweyne Xasan Sheekh oo jeediyay khudbada Ciida ayaa la hadlay Dadka Soomaaliyeed , Isaga oo soo hadalqaaday arimaha dastuurka Madaxweynuhu waxaa uu yiri

“Yaan la is wareerinin dalkaan doorasho qof iyo cod waxaan aheyn kama dhici doonto Anigoo Xasan Sheekh ah ayaa balan qaaday.dadka ha diyaar garoobaan”

Leave a Reply