13- September-2023- Qaahira

Maaxweynihii Hore Ee Somalia Dr C/qaasim Salaad Xasan oo bogaadiyay howlgalada dalka looga Xoreynayo Khawaarijta Alshabaab ayaa dadka soomaaliyeed ugu baaqay inay dowlada ku garabgalaan sidii dalka looga saari lahaa dhibaatada
Madaxweyne C/qaasim salaad xasan waxaa uu argagixsada ugu yeeray inay dowlada Isu soo dhiibaan ”