
21″Aug”2024 ” Muqdisho Gabdho dhawaan loo guuriyay horjogooyaal ka tirsan Argagixisada Alshabaab ayaa ka soo muuqday Maxkamada Ciidamada qalabka Sida
Gabdho u doonanaa Horjoogayaal ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab oo dowladu ay ka soo badbaadisay iyaga oo la sii wado si ay u guursadaan ayaa ka soo muuqday Maxkamadda Ciidamada oo maanta u fariisatay dhageysiga dacwadda loo heeysto.
Gabdhahan oo laga soo kala uriyay deegaano hoostaga magaalooyinka Kismaayo Iyo Baydhabo midoodna ma arkin nimanka soo dalbaday.