17- August-2023- Muqdisho”

Saraakiil 犀利士 ka tirsan wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada xukuumada fadaraalka soomaaliya oo la la xiriiriyay eedo musuqmaasuq ayaa mar kale ka soo muuqday maxakamada gobolka banaadir oo maanta u fariisatay dhageeysiga dacwadooda