Daawo” Munaasabada Gabagababada Shirka Musharaxiinta

26 November 2020 Muqdisho

Xafladii lagu soo gaba gabeeynayay shirkii musharixiinta uga socday hoteelka Jazeera ee magaalada muqdisho ayaa u dhacday

Mushaeaxiintan oo war, murtiyeed soon saaray ayaa ka biyo diiyay Guddiga doorashooyinka ooy dowladu magacaawday waayna sheegeen in laga wadatashado oo la isku raaco, iyaga oo tuhunsan in Guddiga noqon kuwo hal dhinac ah, waatan munaasabadii iyo soda ay u dhacday ee ila daawo”

https://youtu.be/iL2JKscd0EA

Leave a Reply