18- August-2023- SNTV

Daawo: Dib u yagleelista rajada nolosha ayaa ka biloowday degmada Raage-Ceelle oo ka soo kabaneysa dhibaatooyinka Argagixisadii laga xorreeyay
Olole lagu dhireynayo magaalada Raage-Ceelle ayay bilaabeen dhalinyarada magaalada Raage-Ceelle oo bilaabay inay kor u qaadaan bilicda deegaankooda oo ka mid ah deegaanada ay Argagixisadu la hartay horumarkii ay gaari lahaayeen