
23- April-2024″ Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo si dublomaasiyadeed ayuu ugu hanjabay Itoobiya
Danjiraha Turkiga u jooga Somalia ayaa yiri “Amniga Soomaaliya iyo kan Turkigu waa isku mid, waanay naga go’antahay ilaalinta iyo difaaca madax-banaanida 犀利士 Soomaaliya”