
Tan iyo bartamihii bishii May ee sanadii 2022_dii markii uu xukunka ku soo laabtay Madaxweyne Xasan Sheekh Mxamuud Argagixisada Al-Shabaab waxaa ay wajaheen guluf adag oo ah oo kaga imaanaya Ciidamada qaranka iyo xoogaga difaaca madaniga ah kuwaas oo ka saaray deegaano badan

Bal hadaba aynu daawano Warbixin kooban oo sharaxaad ka bixinaysa guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta Alshabaab iyo qorshayaasha qaran ee dalka looga ciribtirayo. (Qeybta 1aad) oo ay soo saartay Madaxtooyada Villa Somalia