24″ February 2023
Hayadda Qaramada midoobay u qaabilsan cunnada ee WFP ayaa soo saarty kheylo dhaan ku aadan Somalia Waxaan ku soo dhowaanaynaa ka hortaga masiibo dhacda #Soomaaliya — Dadku waxay u baahan yihiin taageero bini’aadantinimo in ka badan weligood.
1.4 milyan oo qof oo Soomaali ah ayaa ilaa hadda ay abaartu ku qasabtay inay guryahooda ka baxaan kumanaan kale waxaa guryohooda ka saaray colaada Tiradani way sii kordhaysaa maalin kasta.