12″ April “2021 MUQDISHO
General Saadaq waxa uu maanta dalka ka badbaadiyay fowdo iyo dagaal, waxa uuna gutay waajibka dastuuriga ee ka saaran ilaalinta shacabka iyo dowladnimada. Taliyeyaasha kale ee ciidanka waxaan ugu baaqayaa in ay ilaaliyaan dastuurka iyo sumcadda ciidanka.
