Muqdisho “7”Sept”2024″ Koox ka tirsan Al-Shabaab oo Germany,Hargeysa Iyo Burco ka soo jihaad doontay ayaa maanta ka soo muuqday Maxkamada ciidamada qalabka sida oo Muqdisho u fariisatay dhageysiga dacwadda loo heeysto