➡️Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda deegaannada Jubbaland iyo go’aanka Dowladda ee ku saabsan aayaha dadka ku nool deegaannadaas.
Madaxweyne Xasan Sheekh “Axmed Madoobe waxa uu qeyb ka ahaa heshiisyadii ay wada gareen golaha watashiga qaran, waana diiday wado kasta oo xal aheed.”
Madaxwaynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud “Waxaa naga go’an in dalkaan doorasho qof iyo cod ah aan ka qabano, cid walba oo ay qusaysana aan maslaxno.”