21- September-2023- SNTV

➡Daawo” Culimada Ahlusunna oo xoolo iyo raashin gaarsiiyey ciidamada ku sugan deegan犀利士 ka Biyacadde ee Gobalka Shableeda Dhexe.
➡Daawo” Sheekh Cabdimanaan “Dagaalka aan kula jirno Khawaarijta waa Xaq waana Jihaad,waxaana haatan u midoobay dagaalkaan Beelaha dagan Gobolka Mudug.”
➡Daawo” Wasiirka Kalluumaysiga XFS Axmed Xasan “Khawaarijta ehel malahan,oo dadnimo Malahan,waxaana ay dilayaan Qof walba oo caqli leh Ama aqoon iyo karti ay ku tuhmaya
➡Senator Duniyo “Khawaarijta Al-shabaab waa Sunaami oo kale mana jirto cid ay dhafayaan,waxaana ay ku soo duleen dalkeena iyo dadkeena waana in si wadajir ah iskaga qabanaa.”an.”