Diyaardaha kenya ayaa dad Rayid ah ooy ku jiraan dumar Iyo caruur duqeeyn ugu geeystay deegaanka Ceel,cade oo ka tirsan gobolka gedo

3″ June “2021” Thursday ” Gedo-

Shacab lagu dilay iyo qaar lagu dhaawacay duqeyn ka dhacday Gedo Maamulka Gobolka Gedo ayaa VO A Somali u xaqiijiyay dhacdaas duqeynta ah in at ka dhacday deegaanka Ceelcade oo ku dhaw magaalada garbahaareey

Wararka lava deeganadaas ayaa sheegaya in ilaa iyo hada Inta la xaqiijiyay ay tahay dhimashada 7 qof l iyo dhaawaca 9 qof ooy ku jiraan 5 caruur ah

Qasaraaha ka dhashay duqeeynta diyaaradaha dagaalka keenya ee deegaanka ceelcade ayaa sidoo kale la sheegayaa in ay ku jiraan dhismayaal gubtay

Dowlada somalia ilaa iyo hada kama hadlin duqeeynta ciidamada kenya oo la la eegtay dad rayid ah iyada oo kenya ay horey dhawr mar duqeeyn ay ka fulisay deeganada gobolada gedo iyo jubooyinka ku burburisay hanti ay iska leeyihiin dad somalia ah ooy ka mid tahay xarumihii shirkada hormuud ee deegaanadaas

Leave a Reply