29″ Aug”2022″ VOA
Dawladda dalka Canada ayaa dhowaan sheegtay in dad Soomaali ah oo dalkaasi ku sugnaa la mastaafurinayo kadib markii lagu qanci waayay jinsiyadda ay sheegteen ee Soomaalinimo iyo waraaqaha ay dalkaasi lasoo galeen.
Kadib waxay mas’uuliyiinta jaaliyadaha Soomaalida ee Canada ku hawlanaayeen sidii ay xal ugu heli lahaayeen xaaladda dadkaasi joogitaankooda muranka la galiyay.