Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46
27″ October “2022” Bakool

Shacabka magaalada Xudur ayaa bilaabay abaabul ka dhan ah kooxda Al-shabaab, waxaana garoonka magaalada Xudur isugu soo baxay boqollaal shacab ah, kuwaas oo sheegay inay diyaar u yihiin inay la dagaallamaan maleeshiyada Al-shabaab