16″ December “2022

Dalka Itoobiya 🇪🇹, 300,000 oo caruur ah ayaa laga daweynayaa nafaqo darro ba’an-WHO ayaa sidaas sheegtay iyadoo dadka deegaanka soomaalida itoobiya ay u badan kuwa dareemay nafaqadarada caruurtoodu la soo daristay
WHO ayaa 430 shaqaale caafimaad ah u tababartay maaraynta nafaqo-xumada ba’an waxayna bixisay sahay caafimaad oo muhiim ah ⬇️