11″ September “2022” Dheeho.com
Darajaat Specialist Hospital waxa uu kuula diyaar yahay qalliimada noocyadooda kala duwan, oo loo fulinayo hab casri ah. daawaynta uur ku jirta iyo sidoo kale daawaynta iyo qaliimada cudurada ku dhaca haweenka. waxaana howshaan fulinaya dhakhaatiir isugu jirta Soomaaali iyo ajaanib.
Isbitaalka Darajaat oo horey loogu baratay daaweynta casriga ah ee cudurada haweeynka iyo dhalma la’aanta Dumarka ayaa waxa uu ku soo biirtay Drsa lina Chazli oo ah dhakhtarad siiriyaan ah oo ku taqasustay cudurada haweenka, Qaliimada haweenka iyo taranka dumarka,isla markaana in badan horay uga soo shaqeeysay wadamo kala duwan sida raashaka iyo siiriya
Drsa lina Chazli ayaa leg qibrad 25 sano ah
Cudurada eey daqtaradu daweyeyso kuwaas ooy ka mid yihiin
• Daaweeynta dhalma la aanta dumarka
• Daaweeynta dhiciska
• Daaweeynta burooyinka minka
• Daaweeynta xanuunada kudhaca minka
• Kobcinta ugxanta dumarka
• Sixida caadada qaldantay
• Daaweynta infegshinka dumarka
• Furitaanka tubooyinka minka
• Lasocoshada iyo daaweeynta hooyada uurka leh ilaa dhalmada kadib