Deeq raashin ah oo ka timid dalka Cumaan oo la gaarsiiyay dadka qaba baahiyaha gaarka ah

30″ May”2022″ Muqdisho

Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobalka Banaadir  Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta deeq raashin ah oo ka timid dalka Cumaan, gaarsiisay dadka qaba baahiyaha gaarka ah ee ku nool Degmooyinka Dharkeynley iyo Xamar Weyne.

Dadka maanta la gaarsiiyey gargaarkaan ayaa u mahadceliyey Maamulka Gobalka Banaadir iyo Sandalada Cumaan oo adeegaan soo gaarsiisay

Dhawaan ayay aheyd markii Seddex degmo oo ka tirsan Gobalka Banaadir markii laga qeybiyay deeq raashin ah oo ka timid dalka Cumaan.

Leave a Reply