DFS oo ku dhawaaqday shirkadaha ku guuleystay tartanka xajka

12- November-2023-

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday shirkadaha ku guuleystay tartanka xajka

Dawladda Soomaaliya ayaa ku dhaawaqay shirkaddaha ku guuleystay tartanka xajka ee sanadka soo socda ee 2024, waxayna gaarayaan illaa dhawr iyo todobaatan.

Xajka qorshihiisa ayaa sanad kan la soo hormariyay, iyadoo culeysyo dhawr ah lala kulmay san壯陽藥 ad kii hore.

Haddaba si aan u helno faahfaahin dheeraada waxan wareysannay agaasimaha guud ee wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta ee Soomaaliya Maxamed Xaaji Ibraahim, wuxu u warramay weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan.

Leave a Reply