26″ October “2022” Muqdisho
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Hawlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen Hay’adda NISA iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa lagu dilay 17 ka tirsan ee Al-Shabaab kuwaasi oo ay ku jireen labo sarkaal.
壯陽藥“Howlgalkaan oo ay qorsheysay Hay’adda Nabad Sugigada iyo Sirdoonka Qaranka oo xalay dhacay, ayaa lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Argagixisada oo isku aruursanayay deegaanno hoos yimaada tuulada Xawaadley ee Gobolka Shabeellaha Dhexe” ayaa lagu yiri War saxaafadeedka