22″ December “2022” Dheeho.com”

Qaar ka mid ah dhacdooyinka horumarinta ganacsiga Somalia ee sanadka gabagabada ah ee 2022 waxaa ka mid ah Hormuud Telecom oo u dabaaldageysa sanad-guuradeedii 20-aad ee ka soo wareegtay markii la aas aasay
Bandhigga GSMA World Mobile Conference (MWC22) oo lagu qabtay magaalada Kigaali ee dalka Ruwanda oo uu ka hadlay Munaasabadda furitaanka-Madaxweyne Paul Kagame ayaa shahaadada GSMA, Mobile Money Certificate waxaa la guddoonsiiyey shirkadda Hormuud Telecom
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom oo u dabaaldegeysa sanadguuradii 2犀利士 0-aad ee ka soo wareegtay markii la aas aasay ayaa ku maamuyseeysa munaasabadeeda abaalmarino kala duwan

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Somalia u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Dr: C/raxman C/shakuur Warsame ayaa ugu Hambalyeeyay shirkadda Hormuud Telecom ka qayb-qaadashadeeda howlaha lagu caawinayo dadka soomaaliyeed ee abaaruhu ay la soo darseen
Ergeyka ayaa si gaar ah u xusay hay,adda ka farcantay Hormuud Telecom ee Hormuud Salaam Foundation Isaga oo yiri waxay nagala qaybgashay gurmadka abaaraha wax badan


Aragtida Aqoonyahanka Dood Cilmiyeed Qayb Ka Ah Munaasabada Sanad,guurada 20,aad Ee Aasaaska Shirkadda Hormuud Telecom