Dhalinyaada magaalada boorame ee gobolka Awdal ayaa maanta qaatay calanka jamuuriyada somalia
Dhalinyardan ayaa lagu arkay jidadka magaalada boorama iyaga oo ku qaylinaya somaliyoo toosoo arintan ayaa la,la xiriirinayaa in ay daba joogto maalintii shalay rabshado ka dhacay magaalada Boorame, ka dib markii xukumadda Somaliland ay is-hortaag ku sameysay safar uu Boorame ku imaan lahaa Ugaas Cabdirashid Ugaas Rooble, oo ka mid ah ugaasyada dawlad-deegaanka Soomaalida.