Thursday “28” October “2021 ” Tifatiraha
Farmaajo ayaa soo saaray qoraal uu isk riixayo iibinta dhulalalka danta guud kadib kulankii albaabada u xirnaa ee shalay dhaxmaray rooble & cumar finish.
Shirka ay yeesheen Rooble iyo cumar finish ayaa u muuqday in uu yahay mid laysaga xog wareeysanayo arimo ku saabsan dhulalkii danta guud ee laga iibiyay shaqsiyaadka
Farmaajo waxaa ku sii weeynaaday shakiga uu Ka qabo in Rooble uu ku raad joogo dhulkii Danta guud ee maalmahanba loo gad,gadayay Iyo suurtagal,nimada cumar finish in uu , u daacad warama rooble
Markaas ayuu bilaabay in kaligiis firdabaxo Xaqiiqo ahaan waxaa la dhihi karaa tani waa Fuleynimo siyaasadeed oo farmaajo ka timid Taas oo hoosta ka xariiqaysa wax ka dhigan farmaajo oo ku dhawaaqi raba masuuliyada Dhulalka danta guud ee la iibiyay in uu cumar finish uu dusha saaro iyo in uu yiraahdo 8′ dii February 2020 ka dib anigu wax saxiix ah ma lahayn , Tiiyoo aan wada ognaha tiyaatarka qaranka in si dirqi ah kaga badbaaday in la iibiyo
W,Q Elmi Osman Farah Boodhari