3″ May”
Bayaanka ay Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha ee Bariga iyo Geeska Afrika ka soo saareen maalinta Saxaafadda Adduunka ee 3-da May waxay ku baaqeen in la ixtiraamo xorriyadda Suxufiyiinta meel kasta oo ay joogaan, iyagoo walaac ka muujiyey xaaladda Suxufiyiinta ku xayiran goobaha colaaddu ka jirto sida Suudaan.