Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46
,2″ March “2023” Muqdisho”

Dilalka darawalada gaadiidka Bajaajta ee magaalada Muqdisho, ayaa batay maalmahii u dambeeyey waxaana falalkaasi ka dhacaan ciidanka dawladda.
Booliska ayaa war uu soo saaray ku sheegay in dilkii u dambeeyey ee dhacay Arbacadii shalay ahayd galabnimadii ay fuliyeen dablay aan wax xiriir ah la lahayn ciidamada.
Hadaba su’aasha la is weydiin karaa waxay tahay maxaa u sabab ah dilalkan dirawallada Bajaajta? Axmed Cabdillaahi Maxamed Kaboole oo ka faallooda arimaha nabadgelyada oo u waramay Siciid Anteeno ayaa falanqaynaya