Diyaaraddii siday kusimaha madaxweynaha somaaliya ee laga celiyay Garoonka oo dib Boosaaso oo Ka Degtay Iyadoo dagaal uu ka Socda magaaladaas

11″ July “2022” Boosaaso

Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga dolwaad Goboleedka Puntland ayaa ku warramaya in goordhaweyd halkaasi uu ka billawday dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamada PSF ta iyo Ciidamada Badda Puntland ee PMPF

Wararku waxaa ay intaas ku darayaan  in labada Ciidan ay isku isku hayaan, soo dejinta diyaaradda ay la socoto Guddoomiye ku xigeenka 1aad 犀利士 ee Golaha shacabka oo goordhaweyd diyaarad ay saarnayd laga celiyay Hawada.

Magaalada Boosaaso ayaa haatan laga maqlayaa  is-rasaaseynta, iyadoo Ciidamada PSF ay doonaya in la soo dejiyo diyaaradda sidda Ku-simaha Madaxweynaha JFS Sacdiya Xaaji Yaasiin, halka ciidamada Badda Puntland ee PMPF ay arrintaasi ka hor yimaadeen.

Leave a Reply