27″ January “2023
Doorka culumada oo lagu daray kacdoonka Dadweynaha oo lagu daray Dowlada u taagan in ay dalka xoreeyso, ayaa Alshabaab ku soo furuuray daad ay adag tahay sida ay Isaga moosi kartto iyadoo ay jirto Oohinta Argagixisada & Inkaarta CBB👉 Dheeho.com
Laga soo bilaabo Somali kenyaanka cabdiwahaab ilaa cali daacuun waxaa jira calaacal iyo naqdin kooxda CBB ay la daba joogaan kiciyaha abaabulaha shucuurta dadweynaha Soomaaliyeed ahna Mdaxweynaha Jamhuuriyada
Kooxdan oo mashquul ka dhigtay dhaliil u raadinta hogaamiye Xasan Shiiq maxamuud iyo ololaha uu horkcayo ee ciribtirka alshabaab ayaa isku dayaya in ay ka niyad jabiyaan dadka soomaaliyeed iska kicinta arxan laawayaasha.
Howl aan aniga ka seexday adigu ha ku guuleeysan
Intee bay la,egtahay dayacaadii ka jirtay dowlad la,aantii heeysay? Hiiraan ,,shabeelada dhexe ,galgaduud iyo mudug dhulkaas baaxad weeyn leh ee lag saaray khawaarijta Alshabaab dadka ku nool miyaan xaq u laheyn in la gaarsiiyo adeegyada dowladnimo ee u baahan yihiin ?
Laakiin doonistood, badalkeed waxaasii xoogeeytay is raacida dadka soomaaliyeed ee ka dhanka ah.argagixisada, markii Qodobo sharciyada diimeed ka qaaday Argagixisada shabaab iyo ururka dacish laga soo saaray Shirweyne kii ugu horeeyay noociis ee isugu timaado culumo somaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay 壯陽藥 Muqdisho
Israac iyo U midoobid
Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Madaxweynaha Soomaaliya dadaalka uu geliyay la-dagaallanka Al-Shabaab iyo Daacish), wuxuuna ku adkeeyey Dawladda in ay awooddeeda isu geyso ciribtirka waxa loogu yeero fikirka xagjirka ah iyo horumarinta mabaadii’da diinta suuban ee ku aaddan ilaalinta xasiloonnida, is- aqbalaadda iyo wada-nolaanshaha iyada oo la kala aragti duwan yahay.
Shirweynaha ayaa sidoo kale isku raacay in Al-Shabaab, Daacish, Shiicada iyo kooxaha la midka ah ay yihiin kooxo habawsan oo ah cadowga diinta Islaamka iyo Ummadda Soomaaliyeed, sida lagu sheegay war-saxaafadeedka
Oohinta Argagixisada & Inkaarta CBB
Argagixsada shabaab oo ku jirtay Isbalaarin intii uu jiray maamulkii farmaao ayaa wajahday guluf ba,an oo uga imaanaya dowlada Somalia iyo dadka deegaanka oo iskaashanaya tan iyo markii Madaxweyne Xasan Shiikh uu xaafiiska ku soo laabtay …🗣 sii Raac Dhameeystirka ⏩