8″ September “2022” Dheeho Aduunka Tv

Kacdoonka ka biloowday qaybo ka mida Somalia ee ka dhanka ah kooxda Al-shabaab waxa uu u baahan yahay dhiirigalin iyo dowlad garab qabata” iyadoo la is weeydiinayo dowlada Madaxweeyne Xasan shiiq ma ka faa,iideeysan doontaa dareenka somalida u midoowday dagaalka lagu la jiro alshabaab mise waa dayacaad la mid ah tii dowladii farmaajo oo壯陽藥 sidan oo kale dadku ay u midoobeen markii uu dhacay qaraxii zobe ?”
HALKAN GUJI SI AAD U DAAWATID Aduunka Tv