28- July-2023- Muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go,aankii uu ku dhawaaqay madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin kaas oo ah in 7 dal oo ku yaala qaarada Afrika oo Soomaaliya ay ku jirto uu Ruushka gaarsiin doono 25-50,000 tan oo qamadi ah.
Wasiirka warfaafinta JFS Daauud Aweys Jaamac ayaa arintaan ku tilmaamay go,aan wanaagsan oo dhanka samafalka ah Kaas oo caawin doona kumanaan Soomaali ah oo wajahaya cuno yari ka dhalatay abaaraha soo noqnoqday iyo roob la,aanta.
壯陽藥
bed__wrapper”>
The government of Somalia has welcomed the decision announced by President Putin that Russia has forgiven the debts of 7 African countries including Somalia. pic.twitter.com/tHhzsMfKp9
— Elmi Farah Boodhari (@BoodhariFarah) July 28, 2023