31- Jan-2024″
Dowladda Mareykanka ayaa mar kale xaqiijisay mowqifkeeda ka dhanka ah damaca Itoobiya ee badda Soomaaliya, waxayna sheegtay in isku dayga Itoobiya uu halis ku yahay xasiloonida gobolka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab.
Waxaa犀利士 n walaac ka qabnaa in heshiiska is-afgarad ee la soo jeediyay uu wax weyn u dhimi karo halganka aan wadaagno ee sidoo kale Itoobiya ay uga qeybqaadaneyso la dagaalanka Al-shabaab iyo saameynta xun ee ay ku leedahay dadka Soomaaliyeed ayuu yiri kaaliyaha xoghayaha.
Kaaliyaha ayaa xusay in uu taageersan yahay wada-hadallada u dhexeeya dadyowga Soomaaliya iyo Somaliland ,kaas oo ku saabsan in mustaqbalka ay wadaagaan arrimahooda