Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay weerarkii argagixiso ee Axadii ka dhacay magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

1-Oct-2023

Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay weerarkii argagixiso ee Axadii ka dhacay magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

War qoraal ah oo ku qornaa afka Turkiga, ayaa Villa Somalia ku muujisay sida ay uga naxday qaraxa Ismiidaaminta ah ee lagu qaaday Turky

Qoraalka ayaa lagu yiri Soomaaliya waxay garab taagan tahay dowladda Turkiga iyo shacabkeeda, waxayna u rajeysay dadkii ku dhaawacmay qaraxaasi.

Leave a Reply