October 24, 2023

Dowladda Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay 100-qof oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah oo laga soo daadgureeyay xabsiyada dalka Liibiya, kuwaasi oo la qabtay iyagoo doonayay inay u tahriibaan Yurub.
Dadkan ayaa qaarkood waxay dhunkadeen dhulka markii ay diyaaraddu soo caga dhigatay Hargeysa iyo Muqdisho.