Danjiraha Soomaaliya u jooga Xarunta Dhexe ee QM ee magaalladda New York, Ambassador Abukar Dahir Osman “Abukar Baale” ayaa dacwad ka gudbiyay xafiiska qaramada midoobey ee UNSOM, waxaana dacwaddaan loo gudbiyay golaha ammaanka Qm.
Waxaa dowladda Soomaliya ay codsatay in ay baaritaan lagu sameeyo shaqada uu qabto Xafiiska UNSOM ee gudaha Soomaaliya