February “25” 2023″
Dr Maxamed Sh. Axmed ayaa ku soo baxay doorashada Kursiga loo diiday Fahad Yaasiin ee HOP086 kadib doorasho ka dhacday Muqdisho oo uu ka tanaasulay Musharax Cabdirisaaq Bukhaari Axmed. Dheeho.com
Kursigan ayaa ka mid ah kuraasta muranka badan uu ka dhashay ee kharashka ugu badana uu ku baxay raadintiisa doorashadii aynu ka soo gudbnay iyadoo ay dib u celiyeen guddiga doorashada heer Federaal maalmo ka dib markii 7000 oo Militariga Somalia ah oo loo daabulay magaalada baladweyne si ay qeyb ka noqdeen in Fahad yaasiin uu ku guuleeysto kursigan
Laakiin Xildhibaanad aamina oo fahad yaasiin ku eedeeyneeysay dilkii Ikraan tahliil ayaa lagu dilay halkii fahad yaasiin loogu doortay kursigan intii aan layska hortaagin agaasimihii hore ee NISA, kursigan in uu qaato
Kursiga HOP086 uu ku soo baxay Dr. Maxamed Sheekh Axmed Maxamed ayaa waxaa baarlamaankii 10aad ku fadhiyay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir