2-March-2024

Wararka laga helayo gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in maanta la duqeeyey goobo ay joogeen A-Shabaab oo ku yaalla nawaxiga Tuurdho iyo dagmada Jamaame ee gobolkaasi.
Duqaymo xoogan oo aan kala joogsi lahayn ayaa lala eegteye sarakiil ka tirsan壯陽藥 Al-Shabaab, waxaana la soo warinayaa khaasare xoogan, sida ay xogtu shegeyso.
Saraakiil cadaan ah oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa la soo warinayaa in halkaasi lagu duqeeyey, sida lagu sheegay war kooban oo ka soo baxay dowladda.