Ergayga arimaha bani,aadntinimada u qaabilsan madaxweynaha soomaaliya ayaa ka Hadley kaalmooyinka soo gaaray dalka

20″ July”2022″ Muqdisho”

Ergey壯陽藥 ga gaarka gaarka ah ee maadxweynaha Xasan sheekh u qaabilsan arrimaha bini aadanimada Cabdiraxmana cabdishukur warsame ayaa sheegay in ay kordheyso deeqa ka imaanaya beesha caalmka ee loogu tala galay gurmadka dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Cabdiraxmaan Cabdishukuur ayaa tilmaamay in markii hore qondadii loogu talagalay u gurmashada abaaraha ee laga sugayay beesha caalamka ay ahayd 1.5B balse markii ay u tageen loo shegay in ay lacagtaas kaliya ka hayaaan 8 boqolkiiba.

Taas oo keentay sida uu sheegay Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame in ay dunida la hadlaan oo ay tusaan sida xaalddu tahay.

Waxa uu sheegay in hadda ay korordheyso lacagaha gurmadka loogu talagaylay oo ay gaartay 30 boqolkiiba halka markii hore ay ka ahayd 8 boqlkiiba, sida uu hadalka u dhigay Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Hadalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa imaanayo xiki deeganaada qaar roobab lagu diirsaday ay heleen haddana wali waxaa jira deegaano wali ay abaaru ka jirto, waxaana aad u yar gurmadka dadaakasi gaaraya,  xaaladda ay ku sugan yihiin markii loo eego