Ergayga M/Weynaha Somalia u qaabilsan gurmadka abaaraha oo dowlada Norway kala hadlay gacan ka geeysashada dhibaatooyinka Abaarta Somalia

12″ October “2022

Ergayga Madaxweynaha Somalia u qaabilsan gurmadka abaaraha C/Raman C/shakuur ayaa dowlada Norway kala hadlay gacan ka geeysashada dhibaatooyinka Abaarta Ku dhufatay Somalia

Wasiiru dowlaha @NorwayMFA, waxaan ka wada hadalnay baahiyaha muhiimka ah xilliyada abaarta, kacdoonka & dhibaatooyinka cimilada.  Waxa uu ii sheegay in Norway ay mudnaanta siin doonto Soomaaliya oo ay kordhin doonto dhaqaalaha bini’aadantinimada ayuu ku sheegay C/raxman C/shakuue qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka

Wuxuuna raaciyay in sidoo kale ay kawada hadaleen iskaashiga si loo soo bandhigo kartida Soomaaliya.

Leave a Reply