29″ November, ” 2022

Ergeyga madaxweynaha somalia u qaabilsan arimaha baniaadanimada Dr cabdiraxman cabdi shakuur ayaa hoosta ka xariiqay saameynta isbedelka cimilada ee somalia iyo sugnaan la,aanta cuntada & barakaca. isaga oo hadal ka jeedinayay furitaanka golaha IOM ee Geneva waxa uu codsaday beesha caalamka in somalia ay ka taageeraan dhisida adkeeysiga iyo la qabsiga jahwareerka cimilada
Ergeyga madaxweynaha somalia u qaabilsan gurmadka abaaraha ayaa hadaljeedintiisa Geneva ka codsana犀利士 yaa beesha caalamka inay somalia ku taageeraan sidii aan u dhisi lahayd adkeysiga bulshada si aan ula qabsadaan jahawareerka cimilada .