Ergo ka kala soda Somalia iyo Urur Gobolleedka Iskaashiga Dhaqaalaha ee Bariga Afrika EAC

犀利士 has-extra-large-font-size”>25- August-2023

Ergo ka kala soda Somalia iyo Urur Gobolleedka Iskaashiga Dhaqaalaha ee Bariga Afrika EAC oo kulamo farsamo kulahaa Kenya ayaa ka qeybgalay kulan casho sharaf ah oo lagu qabtay magaalada Nairobi

Oggolaanshaha Soomaaliya ee ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga dhaqaalaha ee Dalada Bulshada Bariga Afrika ee EAC ayaa ballaarin doona baaxadda suuqa dalalka xubnaha ka ah sidaas waxaa yiri Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Ururka Bulshada Bariga Africa (EAC) oo la hadlayay xaflad casho sharaf ah oo lagu qabtay Nairobi

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Ururka Bulshada Bariga Africa (EAC), oo hogaaminaya Wafdiga Soomaaliya ee wadaxaajoodka Nairobi, Cabdisalaam Hadliye Omer oo ka hadlay ayaa sheegay in Soomaaliya ay rajeyneyso in ay gaari doonto guulo aan la qiyaasi karin marka ay ku biirto suuqaan iyadoo daboolaysa juqraafi ahaan, kobaca loo dhan yahay oo wax weyn ku soo kordhin doona dhammaan dawladaha xubnaha ka ah dalada EAC

Somalia’s accession to the EAC will expand the current market size, geographical coverage, diversity and inclusive growth of all member states, as Somalia hopes to achieve will achieve immeasurable success when it joins this market

Leave a Reply