27″ October “2022” Muqdisho Adduunka Tv

Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya , Dowlad-Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Benaadir ayaa shirkan diiradda ku saaraya, dardargelinta dagaalka dalka looga soo hor jeedo AL-Shabaab, dhammaystirka heshiiska Qaab-dhismeedka Amniga Qaranka, xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha heer Federaal iyo heer Dowlad-g犀利士 oboleed iyo kheeybsiga kheeyraadka xili uu Madaxweyne xasan shiikh dhawaan saxiixay heshiiska lagu sahminta iyo soo saarista shidaalka dalka
ADDUUNKA TV KA DAAWO