29″ April “2023”

Ciyaartooyada #Somalia ayaa guuldaro ku furay kulankoodii ugu horeeyay ee bilowga tartanka koobka kubada cagta 17 jirada Africa ee CAF U-17-2023 oo ka bilaambmay magaalada Alger is markii xulka #Algeria uu kaga adkaaday 2-0
Fardaha Geeska Afrika waxay aad ula dagaalameen dawacada saxaraha ahayd, Inkastoo dadaal ay sameeyeen wiilasha Soomaaliyeed ay ku dhammaatay ciyaartii Aljeeriya 🇩🇿 oo 2-0 kaga badisay Soomaaliya 🇸🇴.
Xulalka Aljeeriya iyo Soomaaliya ayaa ku wada jira Group A
17 jirada Xulka kubada cagata Qaranka Soomaaliya oo heysta Koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA, ayaa ku wajahaya Xulka Algeria Tartanka qeyb ka ah koobka kubada cagta 17-jirada Africa ee CAF