8- November-2023

Mashruuca shaqo abuurka mootooyinka ee Hormuud Salaam Foundation,waxa howl faa,iido balaaran leh ay u noqotay dhalinyaro badan oo soomaaliyeed oo halkaas ka bilaabay inay ka dhistaan Mustaqbal ifaya iyaga iyo qoysaskooda🔥
Barnaamijyadeeda HSF ee Xirfad Barista Dhalinyarada waa qeyb ka mid ah fursadaha lagu xoojinayo dhaqaalaha Soomaaliya Iyada oo loo marayo Abuurista shaqooyin cusub🏍
Hay,adda hormuud salaam Foundation oo ka mida farcyada Hormuud Telecom oo aqoonsan awoodda ay dhallinyarada soomaaliyeed u leeyihiin in ay isbeddel ku sameeyaan bulshadeena markii at fursado shaqo u abuurtay in ka badan 1,000 (kun) dhalinyaro soomaaliyeed ah🙏