TIMESOFINDIA.COM
Gabadha uu dhalay Aamir Khan ee Ira oo muujisay sida ay uga Xuntahay kala tagista waalidkeed oo furiin uu soo dhax,galay Ayaa tiri “Ma nihin qoys burburay “
Ira Khan oo dhawaan la wadaagtay asxaabteeda muuqaal barteeda Instagram-ka ayaa ka hadashay kala tagista waalidkeed,waxayna sheegtay in waalidkeed weli ay yihiin kuwo naxariis leh oo aan la dhihi karin qoys bur,buray.
Fiidiyowga, Ira waxaa lagu arkay iyada oo ka hadlaysa arrimaha Murugada, leh oo caruur walba ay ka xumaan lahaayeen hadii Ay ku timaado kala fogaanshaha waalidkood .
Waxay shaaca ka qaaday inaysan awoodin inay hesho sababta dhabta ah ee niyadjabka, ku keenay Inkastoo intaas ay ku dartay In furitaanka waalidkeed aysan ka nixin sida ay u maleyn doonaan in badan.
Sida laga soo xigtay iyada, waxay ahayd mid aad u yar markii waalidkeed ay kala tageen mana ahayn wax uur ku taalo iyada waayo furiinkoodu wuxuu ahaa mid is afgarad leh.
Waxayse Sheegtay in hooyadeed iyo aabbaheed ay weli saaxiibo yihiin oo aysan ahayn qoys burburay, Faahfaahinta dheeraadka Ah, ee ay ku dartay ayaa ahaa in furitaan nabadeed uu ahaa mudnaan ay laheyd
Waalidkay aad bay ugu wanaagsanaayeen waalid noqoshada Aniga iyo Junaid, waxa kaliya ee na dhibay kadib furniinka. Waxa uu ahaa dadk oo na dhahaan ‘Oh waan ka xumahay inaan maqlo furitaanka waalidkaaga,
X A Y E E Y S I I N”
Waxay noqon kartaa wax ku xoqin kara. Iima aysan nixin. Ma xasuusto badankeeda laakiin ma aanan dareemin in furitaanka waalidkay ay yihiin wax aniga i dhibi kara. Marka taasi ma noqon karto sababta aan murugada u dareemayo. ”
Ira Khan waxay taageerayaasha siisaa aragti bilicdeeda qurxin iyo xaflad gurigeeda ah, Mar sii horeysay, Kangana Ranaut waxay la wadaagtay fiidiyowga Ira ee ku saabsan niyad jabka waxayna ugu yeertay qoyska Aamir mid jaban.
Waxay qortay, “16 jirkeyga waxaan wajahay gacan ka hadal, waxaan kaligey daryeelayay walaashay oo lagu gubay aashito sidookale la kulantay caro saxaafada, waxaa jiri kara sababo badan oo niyad jab ah laakiin guud ahaan way ku adagtahay qoysaska burburay caruurta, dhaqanka. nidaamka qoysku aad ayuu muhiim u yahay. ”
X A Y E E Y S I I N”
Sidaas oo ay tahayna Hadalka Ira khan waxa uu noqday mid waalidiin badan oo sabab u ahaa burbur qooys ku,abuuray qoomamo isla markaana ilmo ka soo daadiyayay jilaayaal badan oo uu kujiro aabaheed Amir khan !!