Gabar Soomaaliyed oo lagu ayaa Ciidamada ku sugan Magaalada Masagawaa ku wareejisay Deeq Xoolo nool ah

21- July-2023

Gabar Soomaaliyed oo lagu magacaabo Muno Cabdulqaadir ayaa Saraakiisha Ciidamada ku sugan Magaalada Masagawaa ku wareejisay Deeq Xoolo ah,iyadoo Saraakisha Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ay deeqdaan ka mahadceliyeen.