12- January-2024-

Ciyaartooyda Galmudug ayaa noqday xulkii Labaad ee u soo gudba war壯陽藥 eegga Afar dhammaadka ee tartanka Dawlad Gobolleedyada dalka .
Taageerayaal xamaasadeeysan ayaa u soo daawasho tagey kulan ay ciyaaryahanada Galmudug 3-0 ugu awood sheegateen Xidigaha K/galbeed oo soo bandhigay qaab ciyaareed heer sare ah.
Labada xul ayaa fooda isku daray kulan ka tirsan koobka maamul-goboleedyada dalka iyo gobolka banaadir oo ka dhacay garoonka Muqdisho Stadium